XOG:MD Farmaajo Oo Shaqsi Caanka Ah Soomaaliya Umagacabaayo Taliyaha Nabad Sugida Horey U Ahaa Hogaamiye Kooxeed…

17 total views, 1 views today

Warar Hoose Oo Lagu Kalsoonyahay Ayaa Shegaayo In Madaxweyne Farmaajo Xilka Taliyaha Nabad Sugida Qaranka U Magacaabi Doono Yusuf Indha Cadde Oo Katirsan Saraakiisha Soomaalida.

Yusuf Indha Cadde Ayaa Lashegaya In Saake Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho Oo Mudooyinka Danbe Oga Maqnaa Dalka Imaraadka Carabta Waxaana Lashegaya In Maalmaha Soo Socda Loo Magacaabi Doono.

Yusuf Indha Cadde Iyo Madaxweyne Farmaajo Ayaa Isku Afgartay Xilkaas In Loo Magacaabo Inkastoo Lashegaayo In Yusuf Indha Cadde Tageero Xoogan Ka Heysan Xildhibaanada Beeshiisa Oo Kujira Labada Aqal Ee Barlamaanka Madaama Dhamaantooda Kawada Tirsanyihiin Xisbiga Damul Jadiid Iyo Daljir.

Kheyre Ayaa Lashegaya In Ku Qancay Magacaabista Loo Soo Bandhigay Yusuf Indha Cadde Wallow Warar Hoose Oo Aan Heleyno Shegaayo In Oo La Rabay Shaqsi Saaxiibo Dhow Ahayeen Oo Hore Oga Wada Tirsanayeen Jaaliyada Norway.

Isku Soo Wada Duub Xilkaan Ayaa Hore Looga Qaaday Taliye Sanbalooshe Kadib Markii Lagu Eedeeyay Xil Gudasho La Aan Iyo Weerarada Kadhaca Magaalada Muqdisho Oo Sii Kordhay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.