XOG:Maxaa Joojiyay Weerarkii Ciidanka Dowladda DF Somaliya Ku Qaadi Lahaayeen Al-Shabaab(Hal Arin Oo Yaab Leh)…

20 total views, 2 views today

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa La Filayey Iney Weerar Ku Qaadaan Dhammaan Deegaannada Dalka Ay Kaga Suganyihiin Xarakada Al-Shabaab.

Xog Hoose Oo Ay Heshay  Warqaat.Com Aya Waxay Sheegayaan In Howlgalkaa Uu U Baaqday Sabab Yaab Leh Oo Aan La Rumeysan Kareyn.

Xogta Ayaa Sheegeysa In Dagaalkan Ay Baajisay Dowladda Maraykanka Kadib Markii Ay Sheegtay In Xilligan Aanay Munaasab Ahayn In Weerarka La Qaado.

Waxa Uu Maraykanka U Sheegay Dowladda Federaalka In Illaa Inta Amarka Ay Dhankooda Kasoo Bixinayaan Aan Dagaalka La Qaadin, Taasi Oo Ka Dhigan In Howlgallada Dalka Xiraa Bannaanka Laga Xukumo.

Wixii Ka Dambeeyay Qaraxii Zoobe Waxay Shacabka Soomaaliyeed Sugayeen In Dowladda Federaalka Ay Qaaddo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-Shabaab.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.