Xog:Dibadbax Ka Dhan Ah Wasaaradda Amniga Gudaha Oo Dhowaan Muqdisho Laga Filayo (Yaawada)…

18 total views, 1 views today

Warar Si Hoose Loo Helay Ayaa Waxay Sheegayaan In Shacabka Ku Dhaqan Magalada Muqdisho Ay Doonayaan Iney Abaabulaan Dibadbax Xooggan Oo Ka Dhan Ah Wasaaradda Amniga Gudaha Ee Xukuumadda Kheyre.

Shacabka Ayaa Si Gaar Ah Waxay U Tilmaami Doonaan Ineysan Dooneyn Wasaaraddan, Iyaga Oo Dalbadan Doona In Xilka Laga Qaado Wasiirka Amniga.

Sidoo Kale Shacabka Ayaa Doonaya Iney Si Awood Ah Ku Furtan Dhammaan Jidcadayaasha Ay Dowladda Dhagxaan Ku Jartay, Maadaama Dhibaato Badan Ay Ku Qabaan.

Dowladda Farmaajo Ayaa Shacabka Ku Xirtay Dhagxaan Aysan Aqoon Meel Ay Ka Maraan, Waana Halis Dadka Soo Wajahday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.