XOG: Xubno Shabaab Ah Oo Xog Usoo Gudbiyey Abu Mansuur Iyo Weerar Lagu Soo Qaadirabo…

29 total views, 1 views today

Mukhtaar Rooboow Cali Abu Mansuur Ayaa Helay Xog Ku Aadan In Weerar Qorsheysan Ay Kooxda Al Shabaab Ku Qaadi Rabaan Deegaano Dhowr Ah.

Sirdoonka Shabaab Ayuu Ka Dhex Helay Abu Mansuur In Baydhabo Janaay Oo Ah Caasimada Kmg Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ismiidaamin Iyo Weerar Toos Ah Lagu Beegsan Rabo.

Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo La Kulmay Mukhtaar Rooboow Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Jiraan Dad Cadow Ku Ah Is Kaalmeynta Hadda Socota.

Abu Mansuur Rooboow Ayaa Sheegay In Loo Baahan Yahay Feejignaan Laga Galo Duulaan Ay Soo Qaadi Rabaan Shabaab Oo Si Hoose Loogu Soo Gudbiyey.

Warqaat.Com Ayaa Heshay Warkusaa San In Madaxwaynaha Koon Fur Galbeed Shariifka  Iyo Mukhtaar Rooboow Ay Heshees Kugaleen Ciribtirka Iyo Lada Gaalanka Uruka Al Shabaab Waxa Ay Iskusheegeen Waxaa Kamida

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.