Xog: Waa Kuwee Dalalka Kale Ee La Filayo In Soomaaliya U Saxiixaan Boqolaal Milyan…

28 total views, 1 views today

Sida Aan Ogaannay Waxaa Jira Dalal Kale Oo Dhowana La Filayo In Soomaaliya Ay U Saxiixaan Boqolaal Milyan Oo Doolarka Maraykanka Ah, Waxaana Lacagtaasi Lagu Fulin Doonaa Shaqoo Badan Oo Muhiim Ah.

Xogta Ay Heshay Warqaat.Com Ayaa Waxay Sheegayaan In Dalalka Kala Ah Sacuudiga, Imaaraadka, Turkiga, UK, Denmark, Italy, Germany Iyo Kuwo Kale Oo Lasoo Koobi Karin Ay Maalmaha Soo Aadan Ay DFS La Saxiixan Doonaan Heshiisyo Ku Kacaya Boqolaal Milyan Oo Doolar.

Heshiisyadan Waa Kuwo Aad U Muhiim Ah, Waxaana Ay Dan Weyn Ugu Jirtaa Soomaaliya Iyo Sidoo Kale Dowladda Hoggaamineysa.

Waxaa Dhismi Doona Dalka, Waxaana Dhallinyaradu Ay Heli Doonaan Shaqooyin Badan Oo Kala Duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.