XOG: Sh.Maxamed Saciid Atam. Oo Qoranaya Ciidamo Weerar Ku Ah Sacuudiga Iyo Dowlada Qatar Oo…

27 total views, 1 views today

Jariirad Ka Soo Baxda Dalka Sacuudiga Ayaa Qortay In La Helay Warbixin Ku Saabsan Qatar Ay Qorsheyneyso Weeraro Lagu Soo Qaado Dalka Sacuudiga Waxaana La Sheegay In Weeraradaasi La Qorsheynayo In Loo Adeegsaday Shiikh Maxamed Saciid Atam.

Dowladda Qatar Ayaa Lagu Eedeeyay In Ay U Diyaarinayso Soomaali Iyo Kenyan Weeraro Argagexiso Ka Fuliyaan Sacuudiga Waxaana Dadkaasi La Sheegay In Qatar Ay Madax Kaga Dhigeyso Shiikh Maxamed Saciid Atam Oo Ay Dhawaan Sacuudiga Iyo Xulufadiisa Ay Ku Dareyn Liiska Argigixisada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.