XOG: Prof. Samatar Oo Xil Wasiir Ah Loo Ballan Qaaday Golaha Wasiirada….

23 total views, 1 views today

Wararka Warqaat.Com Ay Si Hoose Uheshay Ayaa Sheegaya In Prof. Axmed Ismaaciil Samatar La Hadal Hayo In Wasiir Uu Noqon Doono Golaha Lasoo Dhisi Doono.

Doorashadii Ka Dhacday Soomaaliland Ayaa Waxa Laga Sugayaa In Natiijada Lagu Dhawaaqo Oo Kadibna Siyaasiyiin Dhowr Ah Ay Xilal Heli Doonaan.

Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Laga Yaabaa Inuu Noqdo Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliland Isagoo Taageero U Ah Xisbiga Kulmiye Hadii Uu Biixi Soo Baxo.

Wasiirnimada Loo Qal Qaalinayo Prof. Samatar Waxaa Xog Ahaan Ku Helnay Maadaama Loo Blan Qaaday Xilkaasi Ka Hor Doorashada Inta Aysan Dhicin.

Iyadoo Hadda Soo Baxayaan In Muuse Biixi Loo Doortay Madaxweynaha Somaliland Inkastoo Weli Natiijada Lagu Dhawaaqin Balse La Aaminsan Yahay In Kulmiye Soo Baxay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.