XOG: MD Farmaajo Iyo RW Kheyre Oo Lagu Heysto Dhiiga Askartii C.C.Shakuur Iyo Habargidir Oo Go’aan Halis Ah Ka Qaadaneysa…

37 total views, 1 views today

Caasha Axmed Cabdalla Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Ayaa Si Weyn U Weerartay Madaxda Ugu Sareysa Dowladda Soomaaliya Oo Ay Ugu Horeeyaan Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre

Caasho Axmed Cabdalla Oo Ka Hadleysay Weerarkii Lagu Qaaday Guri Uu Magaalada Muqdisho Ka Degan Yahay Siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur Ayaa Waxay Sharci Daro Ku Tilmaantay In La Weeraro Siyaasi Aan Hubeysan Lana Laayo Askartii Ilaalineysay Oo Ka Tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka.

”  Waa Sax In La Qabto Siyaasi Ama Xildhibaan Duminaya Qaranka,Balse Waa Xaaraan In La Laayo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Waliba Ehelkooda Loo Diido Iney Aastaan”, Ayay Tiri Caasho Axmed Geelle Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Waxay Si Gaar Ah Weerarka Ugu Eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/Llaahi Farmaajo Iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Ugu Dan Beyn Dhaliisha Waxaa Ay Saamaysay Qeybaha Kala Duwan Ee Haydaha Ammaanka Qaabil San

59 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.