XOG: Khilaafka Udhaxeeyo RW Kheyre Iyo Taabit Oo Meel Adag Siigaaraya…

16 total views, 1 views today

Warar Si Hoose Aan U Helnay Waxay Sheegayaan In Meel Sare Uu Marayo Khilaafkii U Dhaxeeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre Iyo Sidoo Kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi.

Waxaa La Sheegayaa In Kheyre Uu Isku Dayey Mar Kale In Uu Xanibo Lacagta Gobolka Ee Taalla Bankiga, Balse Arrintaas Waxaa Diiday Madaxweyne Farmaajo.

Ilo Lagu Kalsoon Yahay Waxay Inoo Sheegeen Iney Hadda Madaxweyne Farmaajo Uu Ku Dhex Jiro Mas’uuliyiinta, Iyadoo Kheyre Uuba Doonayo In Xilka Laga Qaado Taabit.

Xalada Way Xuntahay Kama Marna Meeshaa Siyaasiyiinta Labada Dhinac Oo Xal Wada Balse Wadaxwaynaha Waxa Uu Dadaal Badan Galinayaa Xasilooni Inlagu Sooceliyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.