XOG: Khilaaf SOO KALA DHEX GALAY Mucaaradka Farmaajo Iyo Gurigii LAGU SHIRI JIRAY OO ……

33 total views, 1 views today

Xog Gaara Oo Ay Heshay Wakaalada Warqaat.Com Ayaa Sheegeysa In Siyaasiyiinta Kasoo Horjeeda Dowlada Uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ay Gurigii Ay Ka Degenaayeen Muqdisho Ka Guureen Ka Dib Dhaqaalo Xumo Soo Wajahday.

Culeyska Ugu Weyn Ee Dowlada Farmaajo Ayaa Soo Ifbaxay Ka Dib Markii Ay Midoobeen Mucaaradka, Waxaana Hormuud U Ah Xisbiga Damu Jadiid Oo Talada Dalka Uu Kala Wareegay Madaxweyne Farmaajo, Balse Waxaa Soo Baxaya In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Ka Dib Dhaqaalo Yari Xoogan Oo Soo Wajahday.

Si Kastaba Ha Ahaatee Midowga Mucaaradka Dowlada Ayaa Walwal Xoogan Ku Hayay Madaxda Dalka, Balse Waxaa Farxad U Ah Inay Dhaqaalo Xumo Soo Wajahday, Sababaha Keenay In Guriga Weyn Ay Muqdisho Ka Dageen Mucaaradka Ku Kala Cararaan Iyo Lacagihii Ay Heli Jireen Inay Waayeen Goordhow Ka Filo Wakaalada Warqaat.Com.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.