XOG KASHIFAAD: Hogaamiye Kooxeedyo Caan Ah Oo Heshiis La Galay Qatar iyo DF Oo Difaac ku jirta

xog cusub

24 total views, 1 views today

Qaar ka mid ah Hogaamiye Kooxeedyadii Dalka Soo maray ayaa waxay Lacago ku helayaan beecinta Dhul banaan oo ku yaalla Muqdisho.

Shabkada Warqaat.Com  ayaa waxay Heshay Xog hoose oo tilmaameysa in lala Heshiiyey Dawlada Qatar oo dooneysa inay iibsato Dhul banaan.

Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar iyo Xubno kale oo ka mid ahaa Isbaheysigii La Dagaalanka Argagaxisada ayaa Dhaqaale badan ka helaya Dhul ku yaalla Deegaanka Gal galato Duleedka Xamar.Audio Player

Baahin ayaa waxay heshay Xog ah in Qatar ay dooneyso Hoteel Weyn inay ka dhisato Gal galato oo loo soo dalxiis tago,dawlada Soomaaliya ayaana ka digeysa arintaan in la fuliyo.

Waxaa jira Dulaaliin ka macaashaya Dhaqaale badan oo isku xire ka ah Iibka Dhulkaasi Banaan oo ku yaalla Deegaanka Gal galato Degmada Kaaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.