Xog: Danta Kheyre Ka Leeyahay Xarigga Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah Oo La Ogaaday…

21 total views, 1 views today

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Ayaa Xabsiga Dhigay Marar Badan Xubno Mucaarad Ku Ah DFS, Isaga Oo La Ogaaday In Arrintaasi Dano Gaar Ah Uu Ka Leeyahay.

Xogta Ay Heleyso Warqaat.Com Ayaa Sheegeysa In Danta Laga Leeyahay Arintani Ay Tahay In Mucaaradka Aan La Sin Fursado Ay Dowladda Ugu Soo Fekeraan Ee Ay Mar Walbo Ka Fekeraan Oo Kaliya Weerarka Lagu Soo Yahay Iyo Sidey Isku Difaaci Lahaayeen.

Kheyre Ayaa Markii Uu Dareemo Dhaq Dhaqaaqyo Ay Wadaan Xubnaha Mucaaradka Ah Wuxuu Sameeyaa Qorsheyaal Kla Duwan Sida In Lasoo Xiro Dadka Hoggaanka U Ah Xubnahan.

Dhowaan Wuxuu Xabsiga Dhigay Hoggaanka Xisbiga Wadajir, Iyadoo Aan La Ogeyn Ulajeedkii Loo Xiray, Balse Waxa Loo Maleynayaa In Ra’iisul Wasaaruhu Ka Dambeeyo.