Xog: Ciidamo Ajnabi Iyo Soomaali Oo La Wareegayaan Ammaanka Muqdisho(Wax Ka Ogoow)

xog cusub

19 total views, 1 views today

Sida Ay Ogaatay Warqaat.Com, Ciidamo Cusub Ayaa La Sheegayaa In Dhowaan Ay La Wareegi Doonaan Ammaanka Guud Ee Magaalada Muqdisho, Waxaana Ku Jira Ajaaniib.

Ciidamo Ay Si Gaar Ah Usoo Tababartay Dowladda Maraykanka Ayaa Naloo Xaqiijiyey Iney Dhowaan La Wareegi Doonaan Caasimadda, Waxana Caawin Doona Saraakiishii Soo Tababartay.

Waxay Ciidamadan Haystaan Sida La Sheegay Qalab Sheega Qaraxyada, Waliba 4 Km Ka Sheega Gaariga Qaraxa Saaran Yahay Si Looga Hortago, Amniga Loo Sugo.

Ciidamada Xasilinta Ayaa Ku Fashilmay Qorshihii Ay Ku Sugi Lahaayeen Ammaanka, Marka Laga Reebo Ciriir Badan Oo Ay Soo Kordhiyeen Iyo Waddooyinkii Ay Xireen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.