Xildhibaanada DF Somalia Oo Maant Kulankooda Ugu Hadli Doonaan…

31 total views, 1 views today

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya Ayaa Maanta Waxa Ay Kulankoodii Caadiga Ahaa Ku Yeelan Doonaan Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr C/Raxmaan Ducaale Bayleh Ayaa Maanta Horgeyn Doona Miisaaniyadda Dalka Ee Sanadka 2018-Ka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Si Loo Ansaxiyo.

Wasiirka Oo Isu Diyaariniya Hortegitaanka Xildhibaanada Baarlamaanka Ayaa Yiri “Waxaa Sharaf Ii Ah In Aan Miisaaniyadda 2018-Ka Aan Dhamaystiro Diyaarinteeda, Taasi Oo Maanta Aan Ka Hor Jeedinayo Baarlamaanka JFS. Waxaan Diyaar U Nahay In Aan Dhakhliga Kor U Qaadno Oo Aan Si Daah Furan U Shaqeyno”.

Miisaaniyadda Dalka Ee Sanadka Soo Socda Ee 2018-Ka Ayaa Hore Looga Ansixiyay Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taasoo Loogu Talagalay Inay Ku Shaqeyso Dowladda, Waxaana Haatana Lagu Wadaa In Laga Ansixiyo Xildhibaanada Baarlamaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.