Xiisada Oo Sii Xoogeysatay Iyo Nin Gacan Ku Dhiigle Baxsad Ahaa Oo Goordhow Gacanta Lagu Dhigay….

!!!!!

22 total views, 2 views today

Odayaasha Iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Deegaanka Balan-Bale Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Ku Guuleystay Iney Gacanta Ku Dhigaan Kuna Wareejiyaan Maamulka Degmadaasi Nin Gacan Ku Dhiigle Ah Oo Dilay Nin Reer Miyi Ah.

Guddoomiyaha Degmada Balan-Bale Jaamac Xeyle Maxamuud Oo La Hadlay Warbaahinta Ayaa Xaqiijiyay In Nin Gacan Ku Dhiiglaha Xabsi La Dhigay.

Maamulka Iyo Odoyaasha Ayaa Isku Raacay In La Aaso, Ninka La Dilay Wixii Baaritaano Ahne Berri Ay Isugu Soo Laabtaan Odoyaasha Dhaqanka Labada Dhinac Waa Ninka La Dilay Iyo Kan Wax Dilee.

Dilalka La Xiriira Aanooyinka Ayaa Ka Dhaca Deegaanada Dhaca Miyiga Gobolka Galgaduud Gaar Ahaan Balan-Bale, Waxaana Sabab Looga Dhigaa Dilalkaasi In Ay Kordhiyaan, Dadka Reer Miyiga Oo Ah Kuwo Hubeysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.