Xabsiyadda Imaaraadka Ku Leeyihiin Yeman Oo Lagu Baaqay In La Wada Xiro….

24 total views, 2 views today

(Warqaat.com)—Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Dalka Yemen, Axmed Al-Maysari Ayaa Hadalkaasi Sheegay Mar Uu Shalay Cadan Kula Kulmay Reema Al-Haashimi Oo Ah Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Ee Imaaraadka.

Kulankaasi Waxa Goob Joog Ka Ahaa Taliyaha Ciiddanka Imaaaradka Carabta Ka Jooga Yemen, Jeneral Maxamed Al-Xasani.

Waa Markii Ugu Horreysay Oo Ay Dowladda Yemen Si Rasmi Ahaan Ugala Hadasho Imaaraadka In La Xiro Xabsiyadaasi, Kadib, Markii La Soo Weriyey In Tacadiyo, Jir-Dil Iyo Kufsi Lagula Kaco Maxaabiista.