Waxkabaro 10 Arrin Oo Laga Bartay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre..

20 total views, 1 views today

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Oo Talada Wadanka Haya 10-Bil Aan Dhammeyn Sanad Ayaa Laga Bartay Waxyaaabo Badan Oo Qaarkood Looga Dayan Karo.

Hoos Ka Akhriso 10-Ka Qodob Ee Laga Bartay R/Wasaare Kheyre Mudada Uu Xilka Hayay.

1- Ballanaqaadaya
2- Dhiirogelinta
3- Damqashada
4- Garabsiinta Dadka La Dulmiyey
5- Xasiloonida
6- Siyaasad Deganaanta
7- Musuq Diide
8- Shaqo Wanaagga
9- Run Sheegista
10- Ka Go’naanta Soomaaaliya Oo Nabad Ah

Waxaa Jirta Shacab Badan Oo Qodobadan Aad Ugu Ammaanay Ra’iisul Wasaaraha, Iyadoo Ay Muuqato Doorka Wanaagsan Ee Uu Dowladdan Ka Ciyaarayo.

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.