Wasiirka cusub ee Ganacsiga oo Shaqada ka eryay 14 ka mida Wakiiladii Ganacsiga dibadda

24 total views, 1 views today

Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxame Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaqadii ka ereyay 14 ka mida wakiilladii Ganacsi ee xarumaha Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay waddamada dibadda.

Wasiirka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wakiiladaasi ay mushaar ka qaataan dowladda, isla markaana aanay tegin dalalkii lagu magacaabay, iyadoo aanba lahayn khibrada shaqada loo diray oo ay ku yimaadan cadaadis siyaasadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.