Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Oo Loo Ganaaxay Qashin Lagu Arkay Gurigiisa Hortiisa…

32 total views, 4 views today

Warar Ay Heshay Warqaat.com Ayaa Waxa Uu Sheegayaa In Dowladda Hoose Ee Xamar Ay Ganaax Lacageed Ku Ganaaxsaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur.

Wasiir Ku Xigeenka Ayaa Waxaa Lagu Ganaaxay Lacag Dhan Hal Milyan Oo Shiilinka Soomaaliga Ah Kadib Markii Sida La Sheegay Gurigiisa Hortiisa Lagu Arkay Qashin,Sidaas na Uu Ku Bixiyay Lacagtii Lagu Ganaaxay.

Waa Markii Ugu Horeysay Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Lacag Lagu Ganaaxi Isla Markaana Uu Bixiyo,Waxana Tani Ay Ku Soo Aadeysaa Xili Ay Weli Jiraan Wasiiro Kale Oo U Baahan In La Dabagalo