Warar Ku Saabsan Madaxda Maamul Gobaleedyada Oo Ku Wajahan Imaaraatka..

26 total views, 1 views today

Dowladda Imaaraadka Oo Ka Mid Ah Dowladdaha Carbeed Ayaa Waqtigaan Waxa Ay Saameyn Weyn Ku Leedahay Siyaasada Dalka Soomaaliya Waxa Ayna Xiriir La Leedahay Inta Badan Madaxda Dowlad Goboleedyad Dalka Ka Jira.

Xogta Ayaa Sheegeysa In Todobaadka Soo Socda Ay Imaaraadka Aadi Doonaan Qaar Ka Mid Ah Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka Ka Jira Waxaana Ka Mid Ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Iyo Madaxweynaha Puntland C/Wali Gaas

Weli Macadam Qorshaha Ay U Tegayan Imaaraadka Balse Waxaa La Ogaa In Ay Horay U Tageen Qaarkood Dhaqaalana Ay Ku Siiyay In Ay Xiriirka U Jaraan Dowladda Qatar.

Sidoo Kale Dowladda Imaaraadka Ayaa La Sheegaa In Ay Siweyn Uga Soo Horkeedo Siyaasada Dowladda Soomaaliya Kaidb Markii Madaxda Dowladda Ay Dhex Dhexaad Ka Noqdeen Khilaafka Wadamada Khaliijka.

Sidoo Kale Xogta Waxaa Ay Sheegeysaa In Todobaadka Soo Socdo Uu Madaxweyne Farmaajo Aadi Doono Imaaraadka Si Ay Wax Uga Bedesho Siyaasadeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.