WAR HADA: Xiliga Sanchez Marayo Tijaabada Caafimaad Oo La Shaaciyay

31 total views, 1 views today

Alexis Sanchez Ayaa Lagu Wadaa Inuu Tijaabada Caafimaadka U Maro Manchester United Ka Dib Marka Uu Caawa Safto Kulankii Ugu Dambeeyay Kooxdiisa Gunners.

Mirror Sport Ayaa Fahamsan In Sanchez Uu Ka Tagay Hotel Kooxda Arsenal Habeenkii Isniinta Ka Hor Inta 11-Ka Habenimo Lasoo Xiriirin Ciyaartooyda Gunners  Oo Uu U Shegay Inuu U Dhaqaaqayo Old Trafford.

Sanchez Ayaa Lagu Soo Daray Kooxda Arsenal Ka Dib Markii Uu Arsene Wenger Magacaabay 19 Ciyaaryahan Ee Wajahaya Brunly.

Waxa Ay U Muuqataa In Arsenal U Ogolaan Dooonto Sanchez Inuu Tijaabada Caafimaadka U Maro Kooxda Manchester United Caawa.

Henrik Mkhitaryan Ayaa Sidoo Kale Lagu Wadaa Inuu Ku Biiro Kooxda Arsenal Ka Dib Markii Laga Saaray Xulka United.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.