WAR HADA: Rag Bistoolado Wata oo Askari ka tirsan DF ku Afduubtay Muqdisho…

25 total views, 1 views today

War Deg Deg Ah Xaafadda Jaamacadaha Ee Degmada Hodon Ayaa La Sheegayaa In Koox Baskoolado Ku Hubeysan Ay Ka Afduubteen Askari Ka Tirsan Milatariga Soomaaliya Oo Ciidamada Dowladda Ee Jowhar Ka Mid Ah.

Xaaska Askarigaas Ayaa Sheegtay In Ninkeeda Uu Ka Baxsaday Kaddib Markii Kooxda Afduubtay Uu U Sheegay In Uu Salaad Dukanayo,Markii Ay Indhahooda Isgaleenna Uu Ka Baxsaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.