War Deg Deg: Gaari Looga Shakiyay Walxaha Qaraxa Oo Lagu Qabtay Muqdisho…

21 total views, 1 views today

Ciidamada Ammaanka Ee Dowladda Ayaa Goor Dhow Gaari Looga Shakiyay In Ay Saaran Yihiin Walxaha Qarxa Ku Qabtay Nawaaxiga Ex Kontarool Afgooye Ee Magaalada Muqdisho.

Waxaana Ciidamadu Gabi Ahaan Ay Xireen Wadada Isku Xirta Isgoyska Ex Kontarool Afgooye Iyo Macallin Nuur, Iyagoo Dadka Ka Celinaya Halkaasi.

Goobjooge Ayaa Sheegay In Gaariga Laga Shakiyay Uu Yahay Spacio, Islamarkaana Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowladdu Ay Baaritaano Ku Hayaan Gaarigaasi

LASOCO WII KASOO KORDHA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.