WAR DEG DEG: Cabdiraxmaan C.shakuur oo Saxaafada isugu yeeray Iyo shir jiraa’id uu hadda qabanayo…..

19 total views, 1 views today

Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo maanta aan tagin dacwada kaga socota Maxkamada Racfaanka ayaa hadda shir jiraa’id ku qabanaya magaalada Muqdisho,isagoo faah faahin ka bixinaya sababta uu u xaadiri waayay Maxkamada iyo Arrimo kale.

Wariyaasha ayaa hadda ku sugan Xarunta Xisbiga Daljir oo uu shirka jiraa’id ku qabanayo C/raxmaan C/shakuur.

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta wat ay soo saartay ku burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir uu ka gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahayd inaan wax racfaan ah laga qaadan karin go’aankii maxkamaddaasi oo ahaa inaanu wax dambi ah lahayn Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Wixii ku soo kordho Kalasoco warqaat.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.