War Deg-deg ah; Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qaadacay go’aanadii maanta ka soo baxay Maxkamda Racfaanka

15 total views, 2 views today

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay xarunta uu ku leeyahay Muqdisho ayuu ku gacan seyrey dhammaan go’aanadii maanta ka soo baxay Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir.

Shirkan jaraa’id ayuu ku cadeeyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur inuusan ku aqbalayn go’aanka ka soo baxay maxkamada racfaanka isagoo madaxtooyada ku eedeeyay inay ka dambeyso dilalka qorsheysan iyo maxkamadeynta siyaasiyiinta ka aragti duwan.

Kala Soco dhammaan warka shirka jaraa’id goor dhow Warqaat.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.