VIDEO: Cabdi Qeybdiid oo ka Hadlay Weerarka Gurigiisa & Alaabta ay Burburiyeen Ciidanka dowladdu

18 total views, 1 views today

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa Sharci Darro ku Tilmaamay Baaritaanka ay ciidamada dowladdu ku sameeyeen Gurigiisa.

Wuxuu sheegay in ay aheyd Xadgudub in Ciidamadu ay Gurigiisa Galaan oo ay Burburiyaan qaar ka mid ah Alaabtii Guriga Taallay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.