Soomaaliland Oo Dacwad Ka Gudbisay Idaacadda VOA

20 total views, 1 views today

Maamulka Soomaaliland Ayaa Dacwad Ka Gudbiyay Idaacadda VOA Laanteeda Afka Soomaaliga,Iyada Oo Lagu Eedeeyay  Dhex-Dhexaad La’aan Gaar Ahaan Dood Ay Dhawaan Qabatay Oo La Xiriirtay Heshiiska Shirkadda DP Wolrd.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliladn Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) Ayaa Warqad Dacwo Ah Waxa Uu U Gudbiyay Ku Simaha Agaasimaha Qaybta- Afrika Ee VOA Iyo Maamulka Sare Ee Laanta Afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow Sida Lagu Daabacay Wakaalada Wararka Somaliland Ee SOLNA.

Todobaadkii Hore Ayaa Maamulka Somaliland Waxa Ay Dacwad Ka Gudbisay Laanta Afka Soomaaliga Ee BBC-Da.