Sirta Ku Duugan Ciidanka Puntland Ay Kusoo Daabushay Garacad, Mudug….

32 total views, 2 views today

Shabakada Wararka Ee Warqaat.Com Ayaa Si Rasmi Ah U Ogaatay Danta Maamulka Puntland Ka Leeyahay Ciidanka Badan Ee Lagu Soo Daadiyey Deegaanka Garacad Ee Gobolka Mudug.

Xogta Ayaa Sheegeysa In Maamulkan Uu Ogaadey In Al-Shabaab Barakac Kasoo Ah Koonfurta Soomaaliya Ay Doonayaan Iney Halkaasi Maraan Si Ay Dhulalka Buuraha Leh Usii Galaan.

Sidoo Kale Waxaa La Sheegayaa In La Ogaaday In Al-Shabaab Badan Ay Dhanka Xeebta Kusoo Socdaan, Sidaasina Loo Sii Diyaariyey Ciidamadan.

Waxaa La Doonayaa Iney La Dagaallamaan Al-Shabaab, Islamarkaana U Ogolaan Iney Ku Dhuuntaan Deegaannada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.