SIIRADII NABI MUHAMMED N.N.K.H QEYBTII KOOBAAD 1

42 total views, 3 views today

Carabtu Asal Ahaan Waxay Ka Soo Jeedaan Qabiilka Faca Wayn Ee Qaxdaan. Markii Nabi Ismaaciil (N.N.K.H) Iyo Hooyadiis Haajara (N.N.K) Ay Dageen Magaalada Makkah Waxay La Dagay Qabiilka Jurxum Oo Qaxdaani Ah, Dabadeedna Nabi Ismaaciil Ayaa La Xididay Jurxum Kana Guursady. Waxaana Ka Soo Farcamay Carabta Loogu Yeedho Carab Al-Mustacraba. Carabtaasi Waxay Haysteen Diintii Nabi Ibraahim Alkhaliil.  Mudo Dheer Kadib Waxa Dhacay Arrin Layaab Lahayd, Nin La Odhan Jirey Camr

Ibnu Luxay Ayaa Ka Safray Magaalada Makkah Isagoo Ku Wajahan Dhanka Shaam – Waa Suuriya, Urdun Iyo Falastiin- Markuu Gaadhay Magaalada Balqaa Ayuu  Arkay Qoom Caabudaya Sanamyo, Waynay Cajabisay, Waraysi Kadib Waxa Uu Go’aansaday Inuu Qaato Sanamka, Geeyana Magaalada Makkah Oo Waqtigaa Diinta Tawxiidka Haystay. Markuu Magalada La Soo Galay Ayey U Yimaadeen Carabtii Reer Makkah Oo Waydiiyeen Sanamka, Waxa Uu Ugu Jawaabay In Sanamkan Uu Keeno Roobka, Una Gargaaro Dadka, Lana  Talo Saarto. Waa Shirki Eebe Cidkale Lala Wadaajinayo.

Carabtii Wax Dhiba Umaysan Arag Ee Way Ajiibeen Ayagoo U Dhago Nugul, Kadibna Samaysteen Sanamyo Badan, Heer  La Buunbuuniyo Oo Xilliyada  Safarkana La Talo Saarto Sanamyo  Laga Xordhay Timir Iyo Xalwad. Waxa La Yaab Ahayd In Markay Gaajo Qabato Ay Cuni Jireen Ilaahayadooda, Sanamkuna Wax Fal Celin Ah Laguma Arki Jirin,  Ilaahaas Marka La Laasto Ayaa Mid Kale La Samaynjirey.

.Magaalada Makkah Oo Kacbadu Ku Taalo Ayaa Loo Soo Xaj Tagi Jirey (Xaj Jaahili), Ayadoo Meelo Dhaadheer Looga Iman Jirey. Sikastaba Ha Ahaatee Xajkaas Ayaa Ahaa Raadadkii Ka Sii Hadhay Diintii Nabi Ismaaciil (N.N.K.H). Reer Makkah  Waxay Badaleen Talbiyada Oo Ahayd (لبيك اللهم لبيك لبيك لا شريك لك لبيك) Oo Macnaheedu Yahay ( Eeboow Waan Ku Ajiibay Anoon Cidna Kula Lamaanaynayn.) Waxayna Ku Dareen Lamaane Kale Oo Eebe La Wadaaga Xukunka. Ilaahaybaan Ka Magan Galnay. Carabtii Waxay Isu Badaleen Mushrikiin Wayna Ka Gaaloobeen Diintii Nabi Ibraahiim Iyo Nabi Ismaaciil (N.N.K.H)

Sanamyadii Makkah Yaalay.

Sida La Soo Warinayo Nin Iyo Gabadh La Dhaho Isaaf Iyo Naa’ilah Ayaa Xumaan Ku Sameeyey Kacbada, Kadibna Way Isku Dhageen Oo Isu Badaleen Dhagax, Waxa Loo Nasakhay Si Loogu Cibro Qaato Laakiin Caqligoodii Waxa Uu Siiyey In La Caabudo Oo Xoolo Loo Gawraco, Waxayna Moodeen In Ay U Shafeeca Qaadayaan.

Carabtii Qureesheed Waxay Kaloo Xoolo U Gawrici Jireen Sanamyada Ayagoo Aaminsanaa In Loogu Dhowaanayo Eebe. Waxayna Dhihi Jireen Neefkaa Xoolaha Ahi Waa Mid Ilaahay Loogu Talogalay, Iyo Mid Sanamyada Loogu Talogalay, Sikastaba Ha Ahaatee Eebe Wayne Isaga Oo Ka Jawaabaya Ayuu Ku Leeyahay Quranka. Surah Al-An’am:136

{ Waxay Uga Yeeleen Eebe Wuxuu Abuuray Oo Beero Iyo Xoola Ah Qayb, Waxayna Dheheen Kan Eebaa Iska Leh Sheegashadooda Kanna Waxaa Iska Leh Shurukadanada (Sanamyda) Waxa Sanamyadu Ma Gaadho Eebe, Waxa Eebana Wuxuu Gaadhaa Sanamyadooda Waxaa Xun Waxay Xukumeen.} Sidoo Kale Waxay Dhiseen  Guryo Lagu Dawaafo,  Ayaga Oo Baal Maraya Kacbada Iyo Baytkii Eebe.

Sanamyadii Ugu Caansanaa Waxa Ka Mid Ah.

Sanamka Laat Waxa Lahayd Qabiilka Saqiif, Waana Loo Safri Jirey.  Sanamka Manaat Waxa Lahaa Aws Iyo Khasraj Ee Magaaladayathrib ( Madiina)  Sanamka Cuza Waxa Uu Yaalley Mandaqada Nakhla.

Reer Qureesh Way Baasaysanjireen, Markay Safraan Waxay Cirka Ku Sii Daynjireen Shinbir Kadibna U Safri Jireen Dhanka Ay Shinbirtu U Duusho, Sidookale Waxay Ka Baasaysanjireen Magacyada Dadka, Codadka Iyo Maalmaha. Waxaa Batay Waqtiqaas Sixiroolayaasha, Faaliyayaasha, Xidigiyaha Iyo Kahanada. ”Haday Wabi Ku Dagaan Waxay Ka Magan Gali Jireen Shaydaan, Halkii Ay Ahayd In La Magangalo Eebaha Wayn, Waxayna Dhihi Jireen Waxaan Magangalaynaa Boqorka Wabigan (Shaydaanka)”

Kacbada Waxa Ku Sawirnaan Jiray Sawir Nabi Ibraahim Iyo Wiilkiisii  Nabi Ismaaciil (NNKH) Markii Nabi Ibraahim Gawaracayey Wiilkiisa Ismaaciil.

Waxa Caan Dhexdooda Ka Ahayd In Xoolo Loo Daayo Sanamyada, Oo Ay Mamnuuc Tahay In Laga Manaafacsado. Sida Hasha  10 Jeer Uur Qaaday (Baxiira) Kadibna Dhagaha Ayaa La Jarijiray, (Saa’ibo) Xoolo Sanamyada Loo Sii Daayo Iyo Xoolo Dhidig Oo Sanamyada Lagu Sadaqaysto (Wasiilo).

 

WAXKASTA OO KA KHALDAN WAXA AY KA AHAADEEN NAFTAY IYO SHAY DAAN

WIXII SAXANAH ALLH

WAAD NALA WADAAGI KARTAA HADAAD KHALAD KU ARAGTO MAHAD SANID

 

3 Comments

  1. Hey. I want to share with all the great news!

    A month ago an anonymous source sent me 7 bitcoins of wallets that double the bitcoins you sent and send back your purses twice as much.

    I am familiar with blockchain technology and therefore did not believe it.

    But my curiosity has gone up.

    I sent at my own risk and 0.5 bitcoins to one of these wallets and in just 2 hours, exactly 1 bitcoin came to my wallet.

    I was shocked!

    Then I started working with these bitcoins wallets and revealed the regularity that one wallet can send 0.5 to 5 bitcoins per day from one purse.

    At the moment I have 350 bitcoins of wallets from which I send 350 – 700 bitcoins daily and get twice as much.

    For a month, I became a multimillionaire.

    Another month I will work and become a billionaire.

    I already got what I wanted, I quit my job, paid off all my debts, bought a good house and a car from the Audi RS4.

    Now I feel like a human being and live for my own pleasure.

    These are the good bitcoins of wallets I earn:

    16mKn71otoYgAxij3y6MuCkWKco7MEa7Rn

    18WWctFEVNhLJKcg14wmykymx3kySuyTLy

    1BC2uQHHUdJzgRog7JMVE5cgWh37NCxwJc

    1L2NgRwBXb5kiQ4uNDT5iKHN1As6kkt4rL

    17dvrJFxoXA6dDxeGoLx3iVp7ogcbvr2nN

    1CnZgLpuPhr9e5PhPEJnDS8fh8HCM5w5oz

    1MaRdde6X7SGuoCdFNL2fmgpLomdx7peGC

    Now many people improve their financial status with these wallets but keep it a secret from everyone.

    I hate poverty, so I share with you all this method of earning, grab a piece of this huge and juicy cake.

    I will remind you once again. Send from one bitcoin your wallet strictly from 0.5 to 5 bitcoins per wallet per day, otherwise you will receive the same amount that you sent without doubling.

    This scheme of work is completely safe. You can work like me, create a lot of wallets and send them from each of them to the above wallets.

  2. legitimate online money making jobs:
    [url=http://www.youtube.com/watch?v=ce9FCbjAOVE]earn money online 2017 india[/url]
    [url=http://www.youtube.com/watch?v=RcKR0lBCSBQ]earn money online not fake[/url]
    [url=http://www.youtube.com/watch?v=cttAwrzpIjY]earn money online ksa[/url]
    [url=http://www.youtube.com/watch?v=BDXPGqN8um0]35 ways to earn money online[/url]
    [url=http://www.youtube.com/watch?v=HrjYoU23r1E]earn money online student[/url]

    Popular Tags: how to earn money online daily paymentearn money by downloading apps 2018how to make money with amazon associateshow to get a lot of money onlinehow to earn money online using iphoneonline real money earning sitewin real money online gameshow to earn money by surfing internetwhat to do online to get moneyhow to make money online internationallynew ways to make money onlinemake money online from photographyplay games online and win real cashhow to make money fast online todayearn money from online workearn money online through surveyis it possible to earn money onlinehow to make a lot of money online ukearn money online work from home online jobshow to earn money online in europemake money online with ads postingmaking money with online poker redditbest way to make money online ukhow to earn instant money online paypalhow much money can you make off mturk

Leave a Reply

Your email address will not be published.