SHAX Isku Dhaf Ah Oo Laga Sameeyay Kooxaha Arsenal Iyo Tottenham Hotspur Ka Hor Kulankooda Sabtida…

17 total views, 1 views today

Kooxaha Arsenal Iyo Tottenham Hotspur Ayaa Shax Isku Dhaf Ah Laga Sameeyey Ka Hor Kulankooda Premier League Ee Sabtida.

Arsenal Ayaa Tottenham Hotspur Kulan Ka Tirsan Horyaalka Premier League Ay Waxa Ay Sabtida Soo Aaddan Ee Berri Ah Ku Soo Dhaweyn Doontaa Garoonka Emirates.

Haddaba Warsidaha Warqaat.Com Ayaa Qalinka U Qaatay Oo Shax Isku Dhaf Ah Ka Sameeyay Kulankan Adag Ee North London Derby.

Kooxda Tababare Mauricio Pochettino Ee Spurs Ayaa Shaxdan Ku Leh Xiddigaha Ugu Badan Waxaana Ay Yeelatay 7 Laacib.

Halka Kooxda Tababare Arsene Wenger Ee Arsenal Ay Ku Leedahay Shaxdan Afar Ciyaaryahan Oo Qura Waana LAURENT KOSCIELNY, SEAD KOLASINAC, HECTOR BELLERIN IYO ALEXANDRE LACAZETTE.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.