SAWIRRRO:Madaxweyne Farmaajo Oo Tababar U Soo Xiray Dufcadii U Horeysay Ciidamo Ay Tababareen Turkiga

117 total views, 1 views today

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/Llaahi Farmaajo Ayaa Maanta Tababar U Soo Xiray Dufcadii U Horeeyay Ciidamo Uu Turkiga Ku Tababaray Xerada Milateri Uu Ku Leeyahay Muqdisho.

Ciidamadan Ayaa Ah Kuwii U Horeeyay Ee Lagu Tababaro Xerada Turkiga, Waxaana La Barayay Tabaha Ciidamada, Xeeladaha Dagaalka, Waxaana Casharo Siinayay Saraakiil Ka Tirsan Turkiga.

Ciidamadan Ayaa Soo Bandhigay Dhoolatus Milateri Iyo Xeeladihii Loo Tababaray, Waxaana Ka Muuqatay Tababarka La Siiyay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/Llaahi Farmaajo Ayaa Khudbad Uu Ka Jeediyay Munaasabaddii Tababarka Loogu Soo Xirayay Ayaa Ugu Baaqay Inay Ka Qeyb Qaataan Difaaca Dalka.

Munaasabadda Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidamada, Safiirka Turkiga Iyo Saraakiil Ciidan.

8 Comments

  1. Hello just wanted to give you a quick heads up. The text in your content seem to be running off
    the screen in Opera. I’m not sure if this is a format
    issue or something to do with web browser compatibility but I thought I’d post to let you know.
    The design and style look great though! Hope you get the issue fixed soon. Kudos

  2. Buy Non Perscription Elavil Cialis Para Que Se Usa About Cephalexin Antibiotics [url=http://priliorder.com]priligy dapoxetine online drugstore[/url] Buy Kamagra Costo Levitra

  3. Hello, I think your site might be having browser compatibility issues.
    When I look at your blog site in Chrome, it looks fine but when opening in Internet Explorer, it has some overlapping.
    I just wanted to give you a quick heads
    up! Other then that, very good blog!

  4. With havin so much content and articles do you ever run into any problems of plagorism or copyright violation? My site has a lot of completely
    unique content I’ve either written myself or outsourced
    but it appears a lot of it is popping it up all over the internet without my authorization. Do
    you know any solutions to help protect against content from
    being stolen? I’d genuinely appreciate it.

Leave a Reply

Your email address will not be published.