SAWIRRO:Ganacsato Ku Baaqday In La Dhiso Rugta Ganacsiga Lana Joojiyo Canshuurta La Siiyo Ganacsato Kale

30 total views, 2 views today

Ganacsatada Soomaaliyeed Ee Kunool Magaalada Muqdisho Iyo Qaar Kamid Ah Gobolada Dalka Soomaaliya Ayaa Ugu Baaqay Dowlada Soomaaliya Gaar Ahaan Wasaarada Ganacsiga In Si Deg Deg Ah Loo Dhiso Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Dalka Iyo Tan Gobolka Banaadir.

Waxa Ay Sidoo Kale Ganacsatan Ugu Baaqeen Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya In Ay Joojiso Lacagaha Canshuuraha Ay Ka Qaado Ganacsatada Ayna Dib U Siiso Ganacsato Kale ,Taa Ay Ku Tilmaameen  Ganacsatada Mid Sharci Daro Ah.

Halkan Ka Ahhriso Qoraal Kasoo Baxay Ganacsatada Soomaaliyeed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.