Sawirro: Xaflad Sagootin ah oo Muqdisho loogu Qabtay Yuusuf Garaad

24 total views, 2 views today

Kulan Casho ah oo lagu sagootinayay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Cashadaas waxaa sidoo kale lagu soo dhoweynayay Wasiirka Cusub ee Ra’iisul Wasaare Kheyre uu u magacaabay Wasaaraddaas.

Munaasabadda Sagootinta ah waxaa ka qeyb galay Labada Wasiir ee xilka isku Beddelaya, Safiirro, Wasiirro hore, diblomaasiyiin iyo Xubno ka socda Ururrada Bulshada Rayidka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.