Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Oo Shir Ka Furay Dhuusamaree

22 total views, 1 views today

Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Maanta Halkaasi Uu Ka Furmay Shir Looga Hadlayo Amniga Deegaanada Galmudug.

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan Ayaa Shirkasi Furay,Waxana Ka Qeyb Galaya Wasiiro K Tirsan Galmudug Oo Uu Ka Mid Yahay Wasiirka Amniga Saraakiil Ciidan Iyo Xubno Kale Oo Muhiim Ah.

Shirka Ayaa Wx Uu Socon Doonaa Mudo Saddex Cisho Ah,Waxaana Looga Hadli Doonaa Sidoo Loo Xaqiijin Lahaa Amniga Deegaanada Galmudug Iyo Sidii Gacanta Loogu Dhigi Lahaa Deegaannada Maqan Oo Ay Maamulaan Al-Shabaab.