Sawirro: Gaari Nuuca NOHA Da Ah Oo Rog Maday Ayaa Khasaaro Dhimasho Iyo Dhaawac Sababtay Duleedka Gobolka…

26 total views, 2 views today

Wararka Ka Imaanaya Gobolka Sool Ayaa Sheegaya In Shil Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Isugu Jira Uu Saakay Ka Dhacay Duleedka Degmada Laascaanood Ee Gobolka Sool.

Gaari Nooca Loo Yaqaano NOHA, Kana Baxay Magaalada Gaakacyo Ayaa La Sheegay Inuu Ku Rogmay Meel Ku Dhow Koontaroolka Laga Soo Galo Magaalada Laascaanood.

Inta La Xaqiijiyey Waxaa Shilkaasi Ku Geeriyootey Saddex Qof, Waxaana Ku Dhaawacmay Labo Kale, Iyadoo Sidoo Kale Uu Burbur Xoogga Soo Gaaray

Goobta Shilka Uu Ka Dhacay Waxaa Gaarey Saraakiil Dhanka Caafimaadka Ah Iyo Shacab Dadkaasi Gurmad U Fidinayey, Waxaana Dadkii Dhaawaca Ahaa Loo Qaaday Isbitaalka Laascaanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.