SAWIRO-Laga Qaaday Kantaroolka Somaliland ee Tukaraq iyo Qaabka Dadka Loogu Baaro.

25 total views, 1 views today

Ciidanka maamulka Soomaaliland ayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ka samaystay kastam cusub oo ay dadka kaga qaadaan canshuurta kadib markii ay halkaasi qabsadeen 8-dii bishii January ee sanadkaan.

Kantaroolkaan cusub oo Soomaaliland ay ka soo rartay deegaanka Gambadha ayaa waxaa lagu baaraa gaadiidka ka imaanaya magaalooyinka waqooyiga Soomaaliya iyo Laascaanood ee ku siijeeda deegaaamda kale ee Puntland.