R/wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Tooshka Ku Daaray Arimo Xasaasi Ahaa

18 total views, 1 views today

R/wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Abuukaato Mahdi Maxamuud Guuleed [Khadar] ayaa waxa uu ka hadlay sida ay muhiim u tahay dar dar gelinta Aqoonta iyo Shaqada hay’adaha dawlada Soomaaliya.

Waxa uu Mahdi Guuleed shaaca ka qaaday inay Sanad ku qaadatay u bandhigida Dad ay islahaayeen waa idinka caawin karaan Howsha aad qabaneysaa.

Abuukaato Khadar waxa uu sheegay inay sanadkaan aan ku jirno 2018 ay doonayaan dedaal badana u gelayaan shaqada Hay’adaha iyo Sagaalka Tiir ay rabaan inay ka badelaan shaqada ay hadda hayaan.

Xukuumada Soomaaliya ayaa la kufoo kaceysa sida ay xal uga gaari laheyd la dagaalanka Musuqa,Amniga Xaqiijinteeda,hormarinta Mashaariicda Kaabayaasha Dhaqaale iyo Arimo Kale.