Qaabka Waxbarashada Madaniga Ee Dib U Eegista Dastuurka Oo La Diyaariyay Iyo…

????

93 total views, 1 views today

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Oo Saddexda Maalin Ee U Dambaysay Qabanaysay Shir Lagu Diyaarinayay Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga Iyo Latashiyada Dadweynaha Ee Dib-U-Eegista Dastuurka (Dued) Ayaa Maanta Soo Gabagaboobay.

Ka Qaybgalayaal Ka Kala Yimid Dawlad Goboleedyada Iyo Kuwo Ka Socday Bulshada Rayidka Ayaa Shirka Ka Qaybgalayay Iyaga Oo Maskax Shiil Kadib Soo Gudbiyay Istiraatiijiyadda Diyaarinteeda Ay Ku Hawlanaayeen.

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Mudane Xuseen Cabdi Cilmi Oo Soo Xiray Shirka Ayaa Ka Qaybgalayaasha Ku Ammaanay Dedaalka Ay Geliyeen Diyaarinta Istiraatiijiyadda.

Dhanka Kale, Mudane Xuseen Ayaa Sheegay In Istiraatiijiyaddan Ay Muhiim Tahay Islamarkaana La Adeegsan Doono Labada Sano Ee Soo Socota Si Ololaha Dued Uu U Noqdo Mid Lagu Guuleeysto.

 Ugu Dan Beyn Wasaarada Ayaa Isku Dayeey Sa In Ay Hormar Kagaarto Hormarinta Nidaam Ka Ay Wax Kuwado Aydoo Latashi Kala Samay Say Maamul Goboleyd Yada Kajira Dalka.

2 Comments

  1. How To Use Kamagra Tablets [url=http://etrobax.com]canadian pharmacy cialis[/url] Propecia Hsa Eligible Cheapest 200mg Viagra Fluconazole Online

  2. I just want to say I am just beginner to blogs and actually loved your web site. Likely I’m likely to bookmark your site . You amazingly come with superb posts. Thanks a lot for revealing your web-site.

Leave a Reply

Your email address will not be published.