Miyuu Waashay Buffon…? Goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon Oo Xalay Ku Dhardhigtay Garoonka

28 total views, 2 views today

Goolhaye Gianluigi Buffon Ayaa Gacmo Gashigiisa Iyo Sarwaalkii Uu Ku Ciyaaray (Buumadiisa) Wuxuu U Tuuray Taageerayaasha Juventus Ee Kusugna Tarabuunka Garoonka.

Arintaan Ayuu Goolhaye Buffon Ku Sameeyay Garoonka Dhexdiisa Isagoo Weliba Qoslaya Oo Dhiiro Gelin Ka Helayay Taageerayaasha Juventus Oo U Sacba Garaacayay.

Buffon Ayaa Toddobaad Ka Hor Xulkiisa Italy Laga Soo Reebay Koobka Adduunka, Waxaana Uu Xalay Markale Ku Fashilmay Inuu Juventus Usoo Saaro Wareega 16ka Champions League.

Juventus Ayaa Barbaro Goolal’aan Ah La Gashay Kooxda La Liga Ka Dhisan Ee Barcelona Kulan Katirsanaa Wareega Group-Ka Champions League.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.