Maxay tahay Sababta loo fasaxay Shaqaallaha dowladda?

1,093 total views, 1 views today

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Guud ahaan Fasaxday Shaqalaha Dowladda munaasabadda Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2018 darteed.