Maxadweyne Axmed Ducaale Geele Xaaf Oo Maanta Lagu Wareejinayo Awooda Iyo Furaha Madaxtooyada Galmudug Ee Dhuusamareeb

17 total views, 1 views today

Waxaa Isa Soo Taraya Wararka Naga Soo Gaarayo Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Halkaasi Oo Ka Socda Shirka La Isugu Darayo Ahlu Suna Iyo Galmudug.

Cali Yare Oo Ka Mid Ah Howlwadeenada Madaxtooyada Soomaaliya Ayaa Sheegay In Maanta Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf Lagu Wareejinayo Furaha Madaxtooyada Galmudug Ee Magaalada Dhuusamareeb Oo Isla Maanta Uu Ku Shaqeyn Doono.

Lama Oga In La Xaliyo Iyo In Kale Tabasho Ay Qabeen Beesha Cadaado Kuwaasi Oo Ka Biyo Diiday Iney Ka Qeyb Galaan Shirka Dhuusamareeb,Maadama Wax Badan Oo Xaqooda La Duudsiiyay Ay Tabanayaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ku Sugan Magaalada Cadaado Iyo Xoghayaha Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.