Mas’uuliyiin Cusub Oo Loo Magacaabay Maamulka G/Shabellaha Dhexe…

17 total views, 1 views today

Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee  Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle Ayaa Waxaa Maanta Xilal Cusub Loo Magacaabay Degmooyinka Mahadaay Iyo Balcad Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Iyo Kan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wareegtada Ayaa Lagu Sheegay In Masuuliyiin Cusub Loo Magacaabay Degmada Mahadaay Oo Markale Lagu Soo Celiyay Gudoomiyihii Hore Ee Degmadaas Axmed Xuseen Afrax Iyo Xogheyaha Degmadaas Axmed Maxamuud Nuur Halka Degmada Balcad Loo Magacaabay Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasada Muuse Nuur Shuceyb.