Mareykanka oo Go’aan lama filaan ah kasoo saaray Soomaali badan uusoo celin rabay, Ogow Sababta…

16 total views, 1 views today

Garsooraha Maxkamadda Gobolka Miami Ee Dalka Mareykanka Ayaa Dib U Dhigay Qaadidda Dacwad Ka Dhan Ah 92 Soomaali Ah Oo Dowladda Mareykanka Ay Dhawaan Isku Dayday In Ay Dib Ugu Soo Celiso Soomaaliya.

Darrin Gayles, Oo Ah Garsooraha Maxkamadda Gobolka Miami Ayaa Sheegay In Soomaalida 92 Qof Ah Haddii Si Qasab Ah Dib Loogu Celiyo Soomaaliya Ay Suuragal Tahay In Ay Ka Faa’ideystaan Al-Shabaab Islamarkaana Ay Ku Biiraan.

Waxaa Uu Sheegay In 22ka Bisha June Ee Soo Socota Uu Go’aan Kama Dambeys Ah Ka Gaarayo In Soomaalida 92 Qof Ah Ay Waligood Sii Joogayaan Mareykanka Iyo In Dib Loogu Celinayo Soomaaliya Inta Ka Horreysana Ay Joogayaan Mareykanka.

Warbixinta Ayaa Lagu Sheegay In Al-Shabaab Ay Beegsadaan Dadka Mareykanka Ka Laabta Waxaana Tusaale Loogu Soo Qaatay Dad Soomaali Mareykan Ah Lagu Dilay Qaraxii Soobbe Oo Ay Ku Dhinteen 512 Qof.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.