Madaxweynaha Puntland Oo Xil Culus U Magacaabay Cabdulaahi Maxamed Barre(Wariigto)…

19 total views, 1 views today

War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ayaa Waxaa Maanta Lagu Magacaabay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Karkar Maamulka Puntland.

Xilkaan Ayaa Waxaa Loo Magacaabay Cabdulaahi Maxamed Barre Caato Kaas Oo Horay U Soo Noqday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha Xiliiga Uu Puntland Maamulayay Generaal Cadde Muuse Xersi.

Sidoo Kale Xilka Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Ayaa Waxaa Horay U Baneeyay Cabdullaahi Siciid Xersi Dhaqaajiye Oo Hadda Ah Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.