Koofur Galbeed Oo Shaacisay Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha

31 total views, 4 views today

(Warqaat.com)—Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Ayaa Shaaciyay Magacyada Xubnaha Ka Mid Noqonaya Guddiga Doorashada Madaxtinimo Ee Koofur Galbeed.

Warqad Uu Ku Saxiixanyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed Ayaa Lagu Magacaabay 15 Xildhibaan Oo Ka Mid Ah Baarlamaanka Koofur Galbeed,Kuwaas Oo Kala Ah;

 

Xubnahan Qaarkood Ayaa Ah Wasiirro Ka Mid Ah Maamulka Koofur Galbeed,Waxaana Magaalad Baydhaba Ka Socda Qaban Qaabada Iyo Ololaha Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo La Filayo In Ay Dhacdo 17ka Bisha November Oo Ay Naga Xigto Muddo Bil Ah.