KASHIFAAD: Imaaraadka Oo Hub Culus Iyo Lacag Ku Wareejiyay M.Gobaleedyada Maxay Katiri Q.M…

22 total views, 1 views today

Warbixin Ay Soo Saartay Qaramada Midoobey Ayey Ku Eedeysay Dowladda Imaaraadka Carabta In Ay Jebiso Cunaqabateynta Hubka Ah Ee Saran Somaaliya.

Qaramada Midoobey Waxaa Ay Dowladda Imaaraadka Ku Eedeysay In Ay Hub Sharci Darro Ah Ka Iibiso Maamullada Soomaaliya,Sidoo Kalena Mararka Qaar Kaalmo Ahaan U Bixiso.

Warbixinta Ayaa Lagu Sheegay In Taageerada Imaaraadka Ee Maamullada Qaar Ee Soomaaliya Ay Horseedi Karto In Ay Dib U Soo Laabtaan Burcad Badeedda Soomaaliya Sidoo Kalena Dhibaato Weyn Ku Tahay Halganka Loogu Jiro Xasilooni Soo Celinta Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.