Ilaalada Senator Caan Ah Oo Lagu Dilay Iyo Qaar Lagu La’yahay Weerarkii Alshabaab

22 total views, 1 views today

Senator Cabdi Dhuxulow Dheg-Dheer Oo Kamida Xildhibaannada Caanka Ah Ee Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ayaa Sheegay In Qaar Ka Mida Istaafkiisa Lagu Dilay, Qaarna Lagu Lagu La’ Yahay Weerarkii Alshabaab Ee Xalay.

Darawalkii Senatorka Ayaa Ku Geeriyooday, Askar Katirsan Ciidamada Ilaalada U Ahna Way Ku Dhaawacmeen, Halka Askar Kalana Lagu La’ Yahay Weerarka Sida Uu Sheegay Senator Dhegdheer. Dheg-Dheer Ayaa U Tacsiyeeyey Dhamaad Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxaasi, Wuxuuna Sheegay Inuu Ku Sugnaa Xiliga Uu Dhacayay Hotelka Doorbin Degmada Shibis.