Hogaamiyaha Xisbiga NASA Raila Odinga Oo Hanjabay Iyo Xiisad Culus Oo Ka Taagan Dalka Kenya

25 total views, 1 views today

Hogaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka NASA Raila Odinga Ayaa Ku Goodiyay Inuu Amri Doono Taageerayaashiisa Inay Awood Ku Galaan Dhammaan Xarumaha Dowlada.

Raila Odinga, Waxa Uu Sheegay Inaanu Qaadan Doonin Go’aanka Kasoo Baxay Maxkamadda Sare Ee Dalka Kenya Oo Ayiday Guusha Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Waxa Uu Raila Odinga Cod Dheer Ku Sheegay In Madaxweynaha Kenya Ee Sharci Darada Uu Noqon Doono Uhurro Kenyatta, Halka Uu Isaguna Ka Noqon Doono Madaxweynaha Dhabta Ah Ee Awoodiisa Ka Hirgaliya Kenya.

Raila Odinga, Waxa Uu Tilmaamay Inaanu Ogolaan Doonin In Awooda Codadka Loogu Sheegto Dhaqaalaha Qaranka Oo Uu Cadeeyay In Lagu Tagrifalay, Isla Markaana Lagu Iibsaday Guddiga Doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.