Gabdho mataane ah oo guursanaya wiilal mataane ah!

21 total views, 2 views today

Labo Qoys oo Mataane yaal ah ayaa la filayaa in ay ku soo biiraan dunida dhawaan sida uu qorshuhu yahay.

Waa marka ay isguursadaan Jeremy  iyo  Josh Salyers oo ah labo wiil oo mataano ah,waxaana ay guursan doonaan Briana  iyo Brittany Deane, oo ah labo gabdhood oo iyana mataano ah.

Lamaanayaasha cusub ayaa isku bartay Munaasibadda sanadlaha ah ee Mataanayaasha Adduunka oo sanadkiiba mar lagu qabto Magaalada Twinsburg ee Gobolka  Ohio.

Waxaa ay is alkunteen 2dii Bishan February iyada oo aan wali waqto loo qaban munaasibadda guurkooda oo la filayo in ay dhacdo

Munaasibadda labadan Lamaane ee Mataanayaasha waxa ah ayaa loogu magac daray Twin Lakes State Park,iyada oo dib laga sheegayo waqtiga guurkooda.