Fariimo Jaceyl oo aad u macaan Q1aad

858 total views, 5 views today

Warqadaha ama fariimaha jaceylka waa mid ka mid ah waxyaabaha uu ku istaago jaceyl baaxad weyn leh. halkaan shabakada warqaat.com waxey kuugu soo diyaarisay warqado dhowr ah oo jaceyl ah aqriso oo u dirso qofka aad jeceshahy.

Waa tan waraaqda:

Nuurki nolosheeedooow waaan ku salaamay salaan ka so go’day kashka iyo laabta, salaantaasoo ka macaan malabka shinida kana udgooon barafuunka bakhuuurka salaantaaso aan ku so marinaayo hawada inoo dhaxeeeso.

Dawadii nafteedow dadka kaaan ka dooortow soo ina aan ku sheego sidi eey nafteydu kuu tabeeeyso warqad iyo qalin uma qaadan marki aan bilaabay anigu dhan xaadu ima istaagin dheemankii naftooodow dharaaar iyo habeenba dhambaaaladii jaceylkaaaa dheef kaaga dhigayaa dhankaa iga xigtaaa aan ku so dhadhabayaaaa.